Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:22-26 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:22-26 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Rabbigu wuxuu i lahaan jiray bilowgii jidkiisa Iyo shuqulladiisii hore ka hor.
23 Aniga aakhirada hore waa lay taagay, waxaan jiray bilowgii ugu horreeyey, Ama intaan dunidu jirin ka hor.
24 Anigu waxaan dhashay intaan moolal jirin ka hor, Iyo intaanay jirin ilo biyo ka buuxaan.
25 Intaan la qotomin buuraha Iyo kuraha ka hor ayaan anigu dhashay,
26 Intaanuu isagu samayn dhulka iyo berrimmada, Amase ciiddii dunida ugu horraysay.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah