Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 8:2-4 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 8:2-4 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Waxay taagan tahay meelaha sarreeya Oo jidka agtiisa ah, meesha waddooyinku ku kulmaan.
3 Oo waxay ka qaylisaa irdaha agtooda, Meesha magaalada laga soo galo, Iyo meesha albaabbada laga soo galoba.
4 Nimanyahow, idinkaan idiin dhawaaqayaa, Oo codkayguna wuxuu u yeedhayaa binu-aadmiga.
MAAHMAAHYADII 8 in Kitaabka Quduuska Ah