Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 6:6-8 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 6:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Kaaga caajiska ahow, bal qudhaanjada u tag, Oo bal jidadkeeda u fiirso oo caqli yeelo,
7 Iyadoo aan lahayn madaxweyne, Sirkaal iyo taliye toona,
8 Ayay guga cuntadeeda soo diyaarsataa, Oo quudkeedana waxay soo urursataa wakhtiga beeraha la goosto.
MAAHMAAHYADII 6 in Kitaabka Quduuska Ah