Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 6:28-30 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 6:28-30 in Kitaabka Quduuska Ah

28 Miyuu mid dhuxul kulul ku kor socon karaa, Iyadoo aan cagihiisu guban?
29 Haddaba sidaas oo kaluu noqdaa kii naagta deriskiisa u tagaa, Oo ku alla kii iyada taabtaaba ma taqsiir la'aan doono.
30 Dadku tuug ma quudhsadaan hadduu wax xado Inuu naftiisa dhergiyo markuu gaajoodo,
MAAHMAAHYADII 6 in Kitaabka Quduuska Ah