Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 5:13-18 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 5:13-18 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Codkii macallimiintaydii ma aan addeecin, Oo dhegtana uma aan dhigin kuwii wax i baray!
14 Anigu waxaan u dhowaa inaan shar kasta falo Anigoo ku dhex jira shirka iyo ururka.
15 Berkeddaada biyo ka cab, Oo ceelkaagana biyo qulqulaya ka cab.
16 Ma hagaag baa in ilahaagu dibadda u daataan. Oo ay durdurraduna dariiqyada maraan?
17 Iyagu ha ahaadeen kuwaaga oo keliya, Oo yaanay u ahaan shisheeyayaal adiga kula jira.
18 Ishaadu ha barakaysnaato, Oo naagtaadii aad yaraanta ku guursatay ku faraxsanow.
MAAHMAAHYADII 5 in Kitaabka Quduuska Ah