Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 4:9-12 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 4:9-12 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Iyadu waxay madaxaaga siin doontaa wax sharraxsan, Oo waxayna kuu yeeli doontaa taaj quruxsan.
10 Wiilkaygiiyow, maqal oo hadalladayda aqbal. Oo sannadaha cimrigaaguna way badnaan doonaan.
11 Anigu waxaan ku baray jidkii xigmadda; Oo waxaan kugu hoggaamiyey waddooyinkii qummanaanta.
12 Markii aad socotid tallaabooyinkaagu cidhiidhi ma noqon doonaan, Oo haddaad oroddidna ma turunturoon doontid.
MAAHMAAHYADII 4 in Kitaabka Quduuska Ah