Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 4:8-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 4:8-11 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Iyada sarraysii, oo iyana way ku dallicin doontaa; Oo sharaf bay kuu yeeli doontaa markaad iyada isku duubtid.
9 Iyadu waxay madaxaaga siin doontaa wax sharraxsan, Oo waxayna kuu yeeli doontaa taaj quruxsan.
10 Wiilkaygiiyow, maqal oo hadalladayda aqbal. Oo sannadaha cimrigaaguna way badnaan doonaan.
11 Anigu waxaan ku baray jidkii xigmadda; Oo waxaan kugu hoggaamiyey waddooyinkii qummanaanta.
MAAHMAAHYADII 4 in Kitaabka Quduuska Ah