Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 4:24-27 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 4:24-27 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Af qalloocan iska saar, Oo bushimo maroorsanna iska fogee.
25 Indhahaagu qummaati wax ha u fiiriyeen, Oo indhahaaga daboolkooduna si toosan hortaada ha u eegeen.
26 Waddada cagahaaga aad ugu fiirso, Oo jidadkaaga oo dhammuna ha toosnaadeen.
27 Xagga midigta iyo xagga bidixda toona ha u leexan, Oo cagtaadana xumaanta ka fogee.
MAAHMAAHYADII 4 in Kitaabka Quduuska Ah