Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 4:11-13 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 4:11-13 in Kitaabka Quduuska Ah

11 Anigu waxaan ku baray jidkii xigmadda; Oo waxaan kugu hoggaamiyey waddooyinkii qummanaanta.
12 Markii aad socotid tallaabooyinkaagu cidhiidhi ma noqon doonaan, Oo haddaad oroddidna ma turunturoon doontid.
13 Edbinta xajiso, oo ha iska sii deyn; Hayso, waayo, iyadu waa noloshaada,
MAAHMAAHYADII 4 in Kitaabka Quduuska Ah