Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 4:10-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 4:10-11 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Wiilkaygiiyow, maqal oo hadalladayda aqbal. Oo sannadaha cimrigaaguna way badnaan doonaan.
11 Anigu waxaan ku baray jidkii xigmadda; Oo waxaan kugu hoggaamiyey waddooyinkii qummanaanta.
MAAHMAAHYADII 4 in Kitaabka Quduuska Ah