Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 3:27-29 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 3:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Wanaag ha u diidin kuwa uu ku habboon yahay in loo sameeyo, Markaad awood u leedahay inaad u samayso.
28 Deriskaaga ha ku odhan, Tag oo soo noqo, Berri baan ku siin doonaaye, Haddii aad markaas haysid.
29 Deriskaaga innaba xumaan ha u fikirin, Maxaa yeelay, isagu nabadgelyo buu kuu ag fadhiyaa.
MAAHMAAHYADII 3 in Kitaabka Quduuska Ah