Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 31:8-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 31:8-11 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Afka u fur carrablaawaha aawadiis, Si aad kuwa baabba'aya oo dhan u xaq mariso.
9 Afka fur, oo si xaq ah u garsoor, Oo miskiinka iyo saboolka baahanba gartooda u qaad.
10 Bal yaa heli kara naag wanaagsan? Waayo, qiimaheedu waa ka sii badan yahay xataa luul.
11 Waayo, qalbiga ninkeedu iyaduu isku halleeyaa, Oo isagu innaba uma baahnaan doono wax booli ah.
MAAHMAAHYADII 31 in Kitaabka Quduuska Ah