Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 31:27-29 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 31:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Waxay aad u xannaanaysaa reerkeeda, Oo kibista caajisnimadana ma cunto.
28 Carruurteedu way kacaan oo waxay ugu yeedhaan tan barakaysan, Oo weliba ninkeeduna wuu ammaanaa, isagoo leh;
29 Dumar badan baa wanaag sameeyey, Laakiinse adigu waad ka sii wanaagsan tahay dhammaantood.
MAAHMAAHYADII 31 in Kitaabka Quduuska Ah