Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 31:14-16 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 31:14-16 in Kitaabka Quduuska Ah

14 Iyadu waa sida doonniyaha baayacmushtariga, Oo cuntadeeda waxay ka keentaa meel fog.
15 Waxay kacdaa iyadoo weli ay habeennimo tahay, Oo dadka reerkeeda ayay cunto siisaa, Oo gabdhaheedana hawshooday siisaa,
16 Iyadu waxay ka fikirtaa beer, wayna soo iibsataa, Oo midhaha gacmaheeda ayay beercanab ku beerataa.
MAAHMAAHYADII 31 in Kitaabka Quduuska Ah