Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 30:22-24 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 30:22-24 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxaana weeye addoon markuu boqor noqdo, Iyo nacas markuu cunto ka dhergo,
23 Iyo naag la nacay markay guursato, Iyo gabadh addoon ahu markay sayidaddeedii meesheeda gasho.
24 Waxaa jira afar waxyaalood oo dhulka ku yaryar, Laakiinse aad iyo aad u caqli badan.
MAAHMAAHYADII 30 in Kitaabka Quduuska Ah