Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 30:21-23 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 30:21-23 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Saddex waxyaalood ayaa dhulku la gariiraa, Oo afar baanu qaadan karin,
22 Waxaana weeye addoon markuu boqor noqdo, Iyo nacas markuu cunto ka dhergo,
23 Iyo naag la nacay markay guursato, Iyo gabadh addoon ahu markay sayidaddeedii meesheeda gasho.
MAAHMAAHYADII 30 in Kitaabka Quduuska Ah