Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 30:1-3 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 30:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Kuwanu waa erayadii Aaguur ina Yaaqeh, oo ahaa reer Masaa. Ninku wuxuu la hadlay Iitii'eel, iyo xataa Iitii'eel iyo Ukaal, oo ku yidhi,
2 Hubaal anigu waan ka doqonnimo weynahay nin kastaba, Oo dad waxgarashadiisana ma lihi.
3 Xigmad ma aan baran, Aqoonta Kan quduuska ahna ma aqaan.
MAAHMAAHYADII 30 in Kitaabka Quduuska Ah