Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 29:16-21 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 29:16-21 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Markii kuwa sharka lahu bataan, xadgudub baa sii kordha, Laakiinse kuwa xaqa ah ayaa dhiciddooda arki doona.
17 Wiilkaaga edbi, oo isna wuu ku nasin doonaa, Haah, naftaada wuu ka farxin doonaa.
18 Markii aan muujinu jirin dadku waa halligmaa, Laakiinse kii sharciga dhawraa waa barakaysan yahay.
19 Addoon hadal kuma edeb yeesho, Waayo, in kastoo uu garanayo ka jawaabi maayo.
20 Ma aragtay nin hadalkiisa ku degdega? Kaas waxaa ka rajo roon nacas.
21 Kii addoonkiisa si wanaagsan u soo koriya tan iyo yaraantiisa, Ugu dambaysta wiil buu u noqon doonaa.
MAAHMAAHYADII 29 in Kitaabka Quduuska Ah