Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 29:13-16 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 29:13-16 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Miskiinka iyo khaayinku way wada kulmaan, Oo labadoodaba Rabbigu indhahooduu iftiimiyaa.
14 Boqorkii daacadnimo masaakiinta ugu xukuma, Carshigiisu wuu dhisnaan doonaa weligiisba.
15 Usha iyo canaantu caqli bay keenaan, Laakiinse ilmihii layska daayaa ceeb buu hooyadiis u soo jiidaa.
16 Markii kuwa sharka lahu bataan, xadgudub baa sii kordha, Laakiinse kuwa xaqa ah ayaa dhiciddooda arki doona.
MAAHMAAHYADII 29 in Kitaabka Quduuska Ah