Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 28:4-5 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 28:4-5 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Kuwa sharciga ka tagaa waxay ammaanaan kuwa sharka leh, Laakiinse kuwa sharciga dhawra ayaa iyaga la dirira.
5 Nimanka sharka lahu garsooridda ma gartaan, Laakiinse kuwa Rabbiga doondoonaa wax walbay gartaan.
MAAHMAAHYADII 28 in Kitaabka Quduuska Ah