Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 27:9-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 27:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Saliidda iyo cadarku qalbigay ka farxiyaan, Sidaas oo kalena waxaa nin ka farxiya macaanka saaxiibkiis oo ka yimaada talada qalbiga.
10 Ha ka tegin saaxiibkaa iyo aabbahaa saaxiibkiis toona, Oo maalintii masiibadaadana guriga walaalkaa ha tegin, Deris kuu dhowu waa ka wanaagsan yahay walaal kaa fog.
11 Wiilkaygiiyow, caqli yeelo, oo qalbigayga ka farxi, Si aan ugu jawaabo kii i caayaba.
MAAHMAAHYADII 27 in Kitaabka Quduuska Ah