Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 27:8-9 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 27:8-9 in Kitaabka Quduuska Ah

8 Ninkii hoygiisa ka warwareegaa Waa sida shimbir buulkeeda ka warwareegta oo kale.
9 Saliidda iyo cadarku qalbigay ka farxiyaan, Sidaas oo kalena waxaa nin ka farxiya macaanka saaxiibkiis oo ka yimaada talada qalbiga.
MAAHMAAHYADII 27 in Kitaabka Quduuska Ah