Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 27:4-7 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 27:4-7 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Cadho waa naxariisdarro, xanaaqna waa daad, Laakiinse bal yaa hinaaso is-hor taagi kara?
5 Canaantii bayaan ahu Waa ka wanaagsan tahay jacaylkii qarsoon.
6 Saaxiib nabrihiisu waa daacadnimo, Laakiinse cadow dhunkashooyinkiisu waa khiyaano miidhan.
7 Naftii dheregsanu xataa awlallada malabka waa ka yaqyaqsataa, Laakiinse naftii gaajaysan wax kasta oo qadhaadhuba way u macaan yihiin.
MAAHMAAHYADII 27 in Kitaabka Quduuska Ah