Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 27:21-22 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 27:21-22 in Kitaabka Quduuska Ah

21 Weelka lacagta lagu safeeyo lacagtaa iska leh, oo foornadana dahabkaa iska leh, Sidaas oo kalena nin waxaa lagu tijaabiyaa ammaantiisa.
22 In kastoo aad nacas tib iyo mooye hadhuudh kula tuntid, Weliba nacasnimadiisu ka tegi mayso isaga.
MAAHMAAHYADII 27 in Kitaabka Quduuska Ah