Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 26:6-8 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 26:6-8 in Kitaabka Quduuska Ah

6 Kii nacas gacantiis farriin u sii dhiibaa Cagahuu iska gooyaa oo khasaaruu cabbaa.
7 Sida lugaha curyaanku u laalaadaan Ayuu masaalkuna u yahay afka nacasyada.
8 Kii nacas sharaf siiyaa Wuxuu la mid yahay mid wadhaf dhagax ku xidha oo kale.
MAAHMAAHYADII 26 in Kitaabka Quduuska Ah