Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 26:4-6 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 26:4-6 in Kitaabka Quduuska Ah

4 Nacas ha ugu jawaabin sida nacasnimadiisu tahay, Waaba intaasoo aad sidiisa oo kale noqotaaye.
5 Nacas ugu jawaab sida nacasnimadiisu tahay, Waaba intaasoo uu isla caqli weynaadaaye.
6 Kii nacas gacantiis farriin u sii dhiibaa Cagahuu iska gooyaa oo khasaaruu cabbaa.
MAAHMAAHYADII 26 in Kitaabka Quduuska Ah