Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 26:18-21 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 26:18-21 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Sida nin waalan oo rida dab, Iyo fallaadho, iyo dhimasho,
19 Ayuu yahay kii intuu deriskiisa khiyaaneeyo, Haddana yidhaahda, Miyaanan cayaarayn?
20 Xaabola'aanta dabku waa bakhtiyaa, Oo meeshii aan mid xan badanu jooginna muranku waa ka joogsadaa.
21 Sida dhuxuli raran u sii shiddo, qoryona dab u sii belbeliyaan, Ayuu ninkii muran badanuna dirir u sii kiciyaa.
MAAHMAAHYADII 26 in Kitaabka Quduuska Ah