Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 25:23-25 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 25:23-25 in Kitaabka Quduuska Ah

23 Dabaysha woqooyi roob bay keentaa, Sidaas oo kale carrabkii xan badanna weji cadhaysan buu keenaa.
24 In guriga dushiisa dhinac laga joogo ayaa ka roon In guri weyn naag muran badan lala joogo.
25 Warkii wanaagsan oo dal fog ka yimaadaa Waa sida biyo qabow ay naf harraadsan u yihiin oo kale.
MAAHMAAHYADII 25 in Kitaabka Quduuska Ah