Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 25:18-19 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 25:18-19 in Kitaabka Quduuska Ah

18 Ninkii deriskiisa marag been ah ku furaa Waa sida budh iyo seef iyo fallaadh af badan oo kale.
19 In wakhtiga dhibaatada nin aaminlaawe ah laysku halleeyo Waa sida ilig jaban iyo cag murkacatay oo kale.
MAAHMAAHYADII 25 in Kitaabka Quduuska Ah