Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 25:10-12 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 25:10-12 in Kitaabka Quduuska Ah

10 Waaba intaas oo uu ku caayaa kii maqlaa, Oo aanay ceebtaadu kaa hadhin.
11 Hadalkii si hagaagsan loogu hadlaa Wuxuu la mid yahay tufaaxyo dahab ah oo lagu dhex sameeyey taswiiro lacag ah.
12 Kii caqli leh oo wax canaantaa wuxuu dhegta wax maqasha oo addeecda ula mid yahay Hilqado dahab ah iyo wax laysku sharraxo oo dahab saafiya ah.
MAAHMAAHYADII 25 in Kitaabka Quduuska Ah