Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 24:27-29 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 24:27-29 in Kitaabka Quduuska Ah

27 Shuqulkaaga dibadda ku hagaajiso, Oo beerta ku diyaarso, Oo dabadeedna gurigaaga dhiso.
28 Deriskaaga sababla'aan markhaati ha ku furin, Oo bushimahaagana ha ku khiyaanayn.
29 Hana odhan, Wixii uu igu sameeyey oo kale ayaan ku samayn doonaa, Oo ninkii sidii shuqulkiisu ahaa ayaan u abaalmarin doonaa.
MAAHMAAHYADII 24 in Kitaabka Quduuska Ah