Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 24:24-26 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 24:24-26 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Kii kan shar leh ku yidhaahda, Xaq baad tahay, Dadyowga ayaa habaari doona, oo quruumuhuna way karhi doonaan isaga,
25 Laakiinse kuwii isaga canaantaa farxad bay yeelan doonaan, Oo dushoodana waxaa ku soo degi doonta barako wanaagsan.
26 Kii jawaab qumman ku jawaabaa Bushimuhuu dhunkadaa.
MAAHMAAHYADII 24 in Kitaabka Quduuska Ah