Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 24:15-17 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 24:15-17 in Kitaabka Quduuska Ah

15 Sida nin shar leh, ha u gabban kan xaqa ah gurigiisa, Oo rugtiisa nasashadana ha kharribin.
16 Waayo, nin xaq ahu toddoba goor buu dhacaa, wuuna soo sara kacaa haddana, Laakiinse kuwa sharka leh waxaa lagu afgembiyaa belaayo.
17 Ha rayrayn markuu cadowgaagu dhaco, Oo qalbigaaguna yaanu farxin markuu turunturoodo,
MAAHMAAHYADII 24 in Kitaabka Quduuska Ah