Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 24:13-15 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 24:13-15 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Wiilkaygiiyow, malab cun, waayo, wuu wanaagsan yahay, Oo waxaad cuntaa awlallada malabka, taas oo kuu dhadhan macaan.
14 Oo xigmadda aqoonteeduna sidaasoo kalay naftaada u ahaan doontaa, Oo haddaad iyada heshid waxaa jiri doona abaalgud, Oo rajadaaduna ma go'i doonto.
15 Sida nin shar leh, ha u gabban kan xaqa ah gurigiisa, Oo rugtiisa nasashadana ha kharribin.
MAAHMAAHYADII 24 in Kitaabka Quduuska Ah