Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 24:1-3 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 24:1-3 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Dad shar leh ha ka masayrin, Hana jeclaysan inaad iyaga la joogtid.
2 Waayo, qalbigoodu wuxuu ka fikiraa kharribaad, Oo bushimahooduna waxay ku hadlaan belaayo.
3 Guri wuxuu ku dhismaa xigmad, Wuxuuna ku taagnaadaa waxgarasho,
MAAHMAAHYADII 24 in Kitaabka Quduuska Ah