Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 23:9-11 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 23:9-11 in Kitaabka Quduuska Ah

9 Nacas waxba ha kula hadlin, Waayo, isagu xigmadda hadalkaaga wuu quudhsan doonaa.
10 Soohdintii hore ha durkin, Beeraha agoommadana ha dhex gelin,
11 Waayo, bixiyahoodu waa xoog badan yahay; Oo isaga ayaa dacwadooda kugu qaadi doona.
MAAHMAAHYADII 23 in Kitaabka Quduuska Ah