Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 23:31-33 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 23:31-33 in Kitaabka Quduuska Ah

31 Ha fiirin khamrigu markuu casaado, Markuu koobka ka dhex dhalaalo, Iyo markuu si wanaagsan u shubmayoba.
32 Ugu dambaysta wuxuu wax u qaniinaa sida abeesada, Oo sida jilbiskana wax buu u qaniinaa.
33 Indhahaagu waxay arki doonaan naago qalaad, Oo qalbigaaguna wuxuu ku hadli doonaa waxyaalo qalloocan.
MAAHMAAHYADII 23 in Kitaabka Quduuska Ah