Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 23:13-16 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 23:13-16 in Kitaabka Quduuska Ah

13 Ilmaha edbin ha u diidin, Waayo, haddaad isaga ul ku garaacdid, ma dhiman doono.
14 Ul baad isaga ku garaaci doontaa, Oo naftiisaad She'ool ka samatabbixin doontaa.
15 Wiilkaygiiyow, haddii qalbigaagu caqli leeyahay, Qalbigayguna wuu farxi doonaa.
16 Haah, oo xataa uurkaygu wuu rayrayn doonaa, Markay bushimahaagu wax qumman ku hadlaan.
MAAHMAAHYADII 23 in Kitaabka Quduuska Ah