Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 22:22-25 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 22:22-25 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Miskiinka ha dhicin, waayo, isagu waa miskiin, Oo kan dhibaataysanna meesha iridda ha ku dulmin,
23 Waayo, Rabbiga ayaa dacwadooda u qaadi doona, Oo kuwa iyaga dhaca naftoodana wuu dhici doonaa.
24 Ha la saaxiibin nin xanaaq badan, Oo nin cadho kululna waa inaanad la socon,
25 Waaba intaas oo aad jidkiisa baratid, Oo aad naftaadana dabin ku riddid.
MAAHMAAHYADII 22 in Kitaabka Quduuska Ah