Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 21:26-29 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 21:26-29 in Kitaabka Quduuska Ah

26 Waxaa jira kuwo maalinta oo dhan si hunguri weyn wax u damca, Laakiinse kii xaq ahu wax buu bixiyaa oo ma ceshado.
27 Ka sharka leh allabarigiisu waa karaahiyo, Oo markuu niyo xun ku bixiyona way ka sii daran tahay!
28 Markhaatifuraha beenta ahu waa baabbi'i doonaa, Laakiinse ninkii wax maqla hadalkiisu waa raagi doonaa.
29 Ninkii shar lahu wejigiisuu adkeeyaa, Laakiinse kii qummanu jidadkiisuu u fiirsadaa.
MAAHMAAHYADII 21 in Kitaabka Quduuska Ah