Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 21:1-4 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 21:1-4 in Kitaabka Quduuska Ah

1 Boqorka qalbigiisu wuxuu ku jiraa gacanta Rabbiga sida webiyada biyaha ah, Oo wuxuu u leexiyaa meel alla meeshuu doonayo.
2 Nin jidkiis waluba waa la qumman yahay isaga, Laakiinse Rabbigu qalbiyaduu miisaamaa.
3 Waxaa Rabbigu allabari ka sii jecel yahay In xaqnimo iyo gar la sameeyo.
4 Indho qab weyn iyo qalbi kibirsan, Kuwaas oo ah kuwa sharka leh laambaddoodu waa dembi.
MAAHMAAHYADII 21 in Kitaabka Quduuska Ah