Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 20:24-27 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 20:24-27 in Kitaabka Quduuska Ah

24 Nin socodkiisu waa xagga Rabbiga, Haddaba sidaas daraaddeed dad sidee buu jidkiisa u garan karaa?
25 Waa u dabin nin inuu nacasnimo ku yidhaahdo, Waa quduus, Oo uu dabadeed u nidraa inuu wax weyddiiyo.
26 Boqorkii caqli lahu kuwa sharka leh wuu hufaa, Oo wuxuu dushooda marsiiyaa giringirta.
27 Dadka ruuxiisu waa laambaddii Rabbiga, Oo wuxuu baadhaa caloosha meelaha ugu hooseeya oo dhan.
MAAHMAAHYADII 20 in Kitaabka Quduuska Ah