Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 20:16-17 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 20:16-17 in Kitaabka Quduuska Ah

16 Kii qof qalaad dammiinta dharkiisa ka qaad, Oo markuu shisheeyayaal dammiinto, isaga rahmad ahaan u hay.
17 Cuntadii khiyaano lagu helaa dadka way u macaan tahay, Laakiinse dabadeed afkiisa waxaa ka buuxsami doona quruurux.
MAAHMAAHYADII 20 in Kitaabka Quduuska Ah