Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 19:25-28 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 19:25-28 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Kan wax quudhsada garaac, oo garaadlaawaha ayaa miyir yeelan doona, Oo kii garasho leh canaano, oo isna aqoon buu sii korodhsan doonaa.
26 Kii aabbihiis kharriba, hooyadiisna erya, Waa wiil ceeb keena oo cay soo jiida.
27 Wiilkaygiiyow ka joogso in markaad edbinta maqashid Aad dabadeed hadalka aqoonta ka ambatid.
28 Markhaatigii waxmatare ahu gartuu quudhsadaa, Oo kan sharka leh afkiisuna wuxuu liqaa xumaan.
MAAHMAAHYADII 19 in Kitaabka Quduuska Ah