Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 19:22-24 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 19:22-24 in Kitaabka Quduuska Ah

22 Nin waxaa loo doonayaa waa raxmaddiisa, Oo miskiinkuna waa ka wanaagsan yahay beenaalaha.
23 Kii Rabbiga ka cabsada waxaa loo kaxeeyaa xagga nolosha, Wuuna sii dheregsanaan doonaa, Oo sharna loo keeni maayo.
24 Ninkii caajis ahu wuxuu gacanta geliyaa xeedhada, Oo mar dambe xagga afkiisa uma soo celiyo.
MAAHMAAHYADII 19 in Kitaabka Quduuska Ah