Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 19:20-22 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 19:20-22 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Talada maqal, oo edbinta qaado, Si aad ugu dambaystaada caqli u yeelatid.
21 Nin qalbigiisa waxaa ku jira hindisooyin badan, Habase ahaatee waxaa taagnaan doonta talada Rabbiga.
22 Nin waxaa loo doonayaa waa raxmaddiisa, Oo miskiinkuna waa ka wanaagsan yahay beenaalaha.
MAAHMAAHYADII 19 in Kitaabka Quduuska Ah