Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 18:20-23 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 18:20-23 in Kitaabka Quduuska Ah

20 Nin calooshiisu waxay ka buuxsami doontaa midhaha afkiisa, Oo wuxuu isagu ka dhergi doonaa waxa bushimihiisa u kordha.
21 Geeri iyo nololuba waxay ku jiraan itaalka carrabka, Oo kuwa jeceluna waxay cuni doonaan midhihiisa.
22 Ku alla kii afo helaa wuxuu helaa wax wanaagsan, Oo Rabbigana raallinimuu ka helaa.
23 Miskiinku baryootan buu ku hadlaa, Laakiinse taajirku si qallafsan buu ugu jawaabaa.
MAAHMAAHYADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah