Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 18:2-3 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 18:2-3 in Kitaabka Quduuska Ah

2 Nacasku waxgarashada kuma farxo, Laakiinse wuxuu ku farxaa uun inuu waxa qalbigiisa ku jira muujiyo.
3 Markii kii shar lahu yimaado waxaa kaloo timaada quudhsasho, Sharafla'aantana waxaa la timaada ceeb.
MAAHMAAHYADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah