Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 18:19-20 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 18:19-20 in Kitaabka Quduuska Ah

19 In walaal la xumeeyey la soo celiyo waa ka sii adag tahay in magaalo xoog leh la qabsado, Oo murammona waa ka xoog badan yihiin qalcad biraheeda.
20 Nin calooshiisu waxay ka buuxsami doontaa midhaha afkiisa, Oo wuxuu isagu ka dhergi doonaa waxa bushimihiisa u kordha.
MAAHMAAHYADII 18 in Kitaabka Quduuska Ah