Text copied!
Bibles in Somali

MAAHMAAHYADII 16:25-27 in Somali

Help us?

MAAHMAAHYADII 16:25-27 in Kitaabka Quduuska Ah

25 Waxaa jirta waddo dadka la qumman, Laakiinse dhammaadkeedu waa jidadkii dhimashada.
26 Kii hawshooda gaajadiisuu u hawshoodaa, Waayo, afkiisaa qasba isaga.
27 Ninkii waxmatare ahu xumaan buu qodqodaa, Oo bushimihiisana waxaa ku jira dab wax gubaya.
MAAHMAAHYADII 16 in Kitaabka Quduuska Ah